Sheekh Mohamed Sh. Omer Dirir | Hoyga Barashada Diinta Islaamka

 OGAYSIIS: Waxaanu Akhristayaasha la socodsiinaynaa in ay na soo gaadheen Su'aalo aad u tiro badan. Insha ALLAH, Qaybtii u horeysay ee Jawaabaha oo cod ah ayaanu dhawaan soo dayn doonaa. Waxaana ka jawaabi doona Muftiga Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.  markaa fadlan sidaa ula socda. Mahadsanid.


 

Shuruudaha soo socda buuxi si aad u hesho jawaabaha aad doonayso

1- Waa inaad soo sheegtaa Magacaaga .
2- Soo sheeg Dalka aad joogto.
3- Waa in Su’aashaadu tahay mid macquul ah oo aad ka maarmi wayday.
4- Waa in Su’aashaadu noqoto mid qeexan , qoraalkeeduna kooban yahay.
5- Waa in qoraalkaagu noqdo mid akhlaaqi ku dheehan tahay.

Marka aad shuruudahaa soo buuxiso ayaad SHEEKHA  waydiin kartaa Su’aalo.

Haddi aad Shuruudahaa buuxin karto, HALKAN RIIX oo SHEEKHA Su’aalo waydii.


 

 
You are here: Home